Maamulka degmada kismaayo oo bilaabay qaadista cashuurta Sanadlaha

Amar ka so baxay  maamulka degmada kismaayo ayaa lagu shegay in Degmadu ay bilaawday qaadista canshuurta iyadoo sanadkaan ay ugu horeyso maamulka degmada kismaayo qaadista canshuurta ayna noqoneyso cashuur sanadle    Dadka...

Fafaahin dheeraad ah oo ka soo baxaya weerarkii degaanka baarsanguuni ee gobolka jubada...

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hortagtay weerar ay kusoo qaadeen Malleeshiyaadka Al-shabaab saldhiga ciidamada Jubbaland iyo kuwa SNA ay ku leeyihiin deegaanka Baarsanguuni Weerarkaan oo...

Maamulka puntalnd oo amar ku soo rogay qaadkii soo gali jiray degaanada maamulkaasi

Qaadka imaanayay deegaamada Puntland ayaa hakad uu ku yimid, kadib markii madaxwaynaha cusub Puntland uu kusoo rogay canshuuro dheeraad ah. Wareegto kasoo baxday maadxwaynaha Puntland ayaa lagu joojiyay canshuur dhaaf ay sameyn...

Dowlada Kenya oo sheegtay ineey baadi goobeyso ]Haweeney La Sheegay In ay maleeshiyaadka Alshabaab...

Wargeyska The Standard ayaa qoray inay Hay’addaha Ammaanka Kenya baadi-goob ugu jiraan Haweeney u dhalatay dalkaasi oo magaceeda lagu sheegay Maryan Cabdi, taasi oo lagu eedeynayo inay fududeysay Hubkii ay Al-Shabaab...

Wasarada arimaha gudaha dowlad goboleedka jubbaland oo gobolka Gedo kawada mashruucyo lagu hormarinayo adeegyada...

Agaasime guud ee wasaarada arimaha gudaha dowlad goboleedka jubbaland  abdirahmaan abdi ahmed...

Ogeeysiis ku socda Dhallinta Shaqo-doonka ah

Waxaa la ogeeysiinayaa dhammaan dhalinyarada jecel waxbarashada kuna dhaqan magaalada Muqdisho in hay’adaha SECCCO iyo Shaqadoon ay wada qaban doonaan Tababar ku saabsan Tiknoolijiyadda Soolarka oo lacag la’aan ah, oo ay kaa...

Dowlada soomaaliya oo gawaarida gaashaam lagu warejiyay

Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay qaar ka mid ah Gaadiidka nooca gaashaaman oo lagu talo galay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed   Mas’uuliyiin ka...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in ay ka shaqeyn doonaan wanaajinta xiriirka D/dhexe iyo D/goboleedyada

Xilli mudooyinkii u danbeeyay uu jiray khilaaf xooggan oo u dhexeeyay dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, kaasoo ka dhashay kadib markii madaxda dowlad goboleedyadu ay sheegeen in dowladdu ku xadgudubtay qodobo dastuuri ah islamarkaana dooneeyso...

Barnaamijka Nabadda iyo Dhalinyarada

Barnaamijka todobaadkan waxaa looga hadlayaa sida ay ururrada dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn ay uga wada shaqeyn karaan Nabadda. Martida Agaasimaha fulinta dallada JUNSAA C/laahi Sheekh Shaafici...