Midowga Afrika oo ogolaaday ka qeybgalka howlgallo ka bilaaban doona Jubbaland
Xilli
mudooyinkii ugu danbeeyay dowlad goboleedka Jubbaland ay waday dadaallo la
doonayo in Maleeyshiyaadka Al-shabaab looga xoreeyo qeybaha ay uga suganyihiin
Jubbaland ayaa war kasoo baxay Midowga Afrika waxaa lagu sheegay in AMISOM ay
ka qeybgali...
Banaanbaxyo Maanta dib ugu bilaawday Baydhabo
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta marke ay banaanbaxyo xoogan dib uga bilaawdeyn qeybo kamid ah Magaaladaasi.
Wariyaasha ku suagan magaalada...
Kooxda Chelsea oo ganaaxday 4-ka mid ah taagerayaasheeda
kooxda ka ciyaarta Premier League ee Chelsea ayaa ganaaxday afar kamid ah taagerayaasheeda kuwaas oo aflagaaddo(caay) jinisi faquuq ah u gaystay Raheem Sterling.
Falkan ayaana dhacay kulankii kooxda tababare...
Wafdiga Aqalka sare oo la kulmay ururada bulshada Jubbaland [Sawirro]
Shirkii 3-xaad ee Guddoomiyaha Aqalka sare iyo wafdigiisa ay la qaataan qaybaha kala duwan ee Jubbaland ayaa maanta ka qabsoomay guriga Martida Jubbaland, wuxuuna Guddoomiyahu la kulmay ururada bulshada rayidka ah.
Wafdiga Aqalka sare ayaa...
Wasaaradda Biyaha Jubbaland oo deegaanka Wadajir ka hirgalisay Berked biyaha laga cabbo [Sawirro]
Deegaanka Wadajir oo hoostaga magaalada Kismaayo oo Wasaaradda Macdanta, Tamrata iyo Biyaha Jubbaland ay dhowaan ka hirgalisay Berket loogu talo galay in ay biyaha ka cabbaan dadka deegaanka oo markii ka cabanaayey biyo yaraan...
Bulshadda rayidka Kismaayo Ayaa ka tashatay sidii ay u qabsan lahaayeen shir mideysan
Kulankaan oo ka dhacay hotelka harwanaag ee magaalada kismaayo oo ay soo abaabuleen ururka bulshada rayidka oo ku Madaysan dalladda JUNSA ayaa ahaa mid ay ugu tashanayeen sidii ay Qorshe midaysan ula tagilhaayeen shir...
Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Jubbaland ayaa kulan kula qaatay magalada Nayrobi Hay`adaha iyo...
Kulan ay soo Agaasintay wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee dowlad goboleedka Jubbaland kaas oo ay kasoo qeyb galeen hay`adaha gar-gaarka iyo deeqbixiyayaasha caalamiga ah ayaa waxa uu ka dhacaey magaalada Nairobi ee caasimadda...
Dhageeyso Barnaamijka Nabadda iyo Dhalinyarada
Barnaamijka Nabadda iyo Dhalinyarada oo ay taabageliso hay'adda Ypeer ee ka shaqeeysa arimaha horumarinta dhalinyarada, waxaan todobaadkan uga hadlaynaa Barashada Cilmiga waxa ay ka badali karto hab fikirka bulshada gaar ahaan dhalinyarada.
Madaxweynaha Oo Kulan la Qaatay Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ee Soomaaliya. +...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka Midowga Afrika Ambassador Fransisco Madeira iyo xubno kale.
Wafdigan ayaa...
Wasaaradda Waxbarashadda Xukumada Somaaliya oo daahfurtay Hirgelinta Mashruuc waxbarasho 2018 2020
Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya waxaa maanta laga daahfuray wejiga laabaad ee mashruuca waxbarashada dalka kaasoo ay ku bixi doonto lacag dhan 17.900 milyan oo doolar ayaa socon doono mudo seddex sano waxaan maal...



















![Wafdiga Aqalka sare oo la kulmay ururada bulshada Jubbaland [Sawirro]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2018/12/S09A8941-696x464.jpg)
![Wasaaradda Biyaha Jubbaland oo deegaanka Wadajir ka hirgalisay Berked biyaha laga cabbo [Sawirro]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2018/12/BR6A9743-696x391.jpg)


















