Madaxwenaha Dowlad Goboleedka jubbaland oo ka hadlay Habka loo Xoojin karo wadashaqeenta Dowlada...
Madaxwenaha Dowlad Goboleedka jubbaland mudane axmed maxamed islaam oo
xalay khudbad taarikhi ah ka jeediyay xafladii Madaxwenaha puntalnd iyo ku
xigeenkiisa oo lagu qabatay caasimada...
Dowlad Goboleedka jubbaland oo bilowday howlagalkii xureynta gobolka jubada dhexe iyo qeybo ka ...
Howlgal qorsheysan oo ciidamada jubbaland ku qaadeen degaano ka Tirsan gobolka jubada hoose oo ay maamulayeen dhowrsano Maleeshiyaad Alshabaab ayaa lagala waregay
Ciidamadu...
Xildhibaanada Golaha shacabka jubbaland oo ansixiyay miisaaniyada 2019
Xildhibaanada
GolahaShacabka Jubbaland ayaa manta yeeshay kala fadhigoodii 4aad fadhigiisii 64aad waxaa
kooramka soo xaadiray 43 xildhibaan iyadoona
loga hadlayey qodabodhowr ah oo kamid yuhiin Ansixinta ajandaha miisaaniyada
2019ka iyo Qaansheegadka...
Maamulka puntalnd oo soo Saaray awaamiir ka duwan Kuwii ay hore u soo Saarijireen
Shir
Jaraa’id oo ay Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku qabteen Xubnaha
Guddiga Amniga Puntland oo ay ku jiraan Xubno ka tirsan Golaha wasiirada ayaa
waxaa ay soo saareen...
Wasiirka ganacsiga iyo Warshada Xukuumada Soomaaliya oo soo Dhaweyay Masuuliyiin ka socota...
Magalada
Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray mas’uuliyiin ka socatay 25 Shirkadood iyo
Diplomaasiyiin Finland ah,iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay.
Wasiirka Ganacsiga iyo
Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed...
Chelsea ayaa baadi goobeysa weeraryahan wanaagsan oo ka saari kara culeysaka xiligaan...
Chelsea ayaa suuqa ugu jirta weeraryahan
wanaagsan oo ka saara mashaakilka ka haysta afka hore ee ka dhigay koox aan
lahayn ilko ay ku qaniinto kooxaha, isla markaana ku...
Qofkii fariinta qoraalka ah u soo diray virgil oo la ogaaday yuusa...
Difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa
daboolka ka qaaday in ka hor inta aanay bilaabanin ciyaar kasta oo kooxdiisu
leedahay ay kusoo dhacdo farriin telefoon oo farxad gelisa, taas...
Gudomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Kulan Laqaty Bulshada Rayidka Koofur galbeed Arimo Muhiimna kala...
Maxamed
Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka oo qeyb
muhiim ah ka matala Shacabka deegaanadda Koonfur Galbeed.
Madaxwenaha dowlad goboleedka jubbaland oo sharaakisha ku amray in heegan lagaliyo dhamaan ciidamada jubbaland
Madaxweynaha
Jubbaland ayaa booqdey Saldhigga Ciidamada
Degaanka Dhoobley ee gobolka
jubada hoose Isagoo salaan sharaf ka qaatay Cutubyo katirsan
Ciidamada intaa ka dib
Wasaarada arimaha gudaha Dowlad Goboleedka jubbaland oo mashruucyo cusub ka bilowday Degaano ka tirsan...
Wasarada arimaha gudaha jubbaland oo sanadwalkbo dajiso Qorshayaal lagu
hormarinayo adeegyada bulshada ayaa waxa ay Sanadkaan bilaabeysaa mashqruucyo
cusub oo ay ka fulineyso degaano Ka mid
ah jubbaland sida buurdhuubo dhoobley iyadoo lagu xoojinayo Adeegyada...







































