Nin sanad kadib loo dilay ku lug lahaanshaha Qaraxii Soobe
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay nin ku eedeysnaa in uu ku lug lahaa qaraxii dadka badan lagu xasuuqay ee sanad kahor maanta oo kale ka dhacay Isgoyska...
Inta badan Wadooyinka Muqdisho oo saaka xiran
Waxaa saaka xiran inta badan wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, arrinta oo ay sabab u tahay xuska sanadguuradii 1-aad ee kasoo wareegtay qaraxii dadka badani ku le’deen ee ay maleeyshiyaadka...
Wafdi ka soda dalka Qatar oo gaaray Muqdisho
Wafdigan oo ka socday wasaaradda gaashaandhigga dowladda Qatar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, ayagoo kulamo la leh madaxda wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo taliska ciidanka xoogga dalka.
Wadahadallada labada dhinac ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta wada...
Muqdisho oo lagu xukumay Askar aagag dagaal soo baneeysay
Askartan oo ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliya islamarkaana ka howlgeli jiray gobolka Shabeelaha hoose ayaa lagu xukumay xabsi kadib markii lagu eedeeyay in ay soo baneeyeen difaacyadii ay ku jireen ee qeybo ka...
Senataro ka ta tirsan Mareykanka oo wada Qorsha Sacuudiga Halis ku ah
Koox senataro Mareykan ah ayaa ku cadaadinaya madaxweyne Donald Trump inuu baaritaan ku sameeyo maqnaanshaha suxufiga Sacuudiga, taasi oo hogaamin karta cunaqabateyn la saaro saraakiisha iyo hay’adaha Sacuudiga.
Warqad ay madaxweyne Trump u direen arbacadii,...
Dhageeyso: Doorka Dhalinyarada ay ka qaadan karaan Nabadda
Halkan ka dhageeyso Barnaamijka Nabadda iyo Dhalinyarada ee ka baxa Radio Kismaayo, Codka Jubbaland.
Barnaamijka waxa uu baxaa maalin kasta oo Khamiis ah abaare 3:00 galabnimo.
Todobaadkan waxaa looga hadlay, doorka dhalinyarada ay ka qaadan karaan...
High Commissioner for Refugees appoints Ambassador Mohamed Abdi Affey as UNHCR Special Envoy on...
Ambassador to assist UNHCR to maximize efforts in the search for solutions for nearly 1 million refugees and asylum seekers
UNHCR, the UN Refugee Agency, is pleased to announce the appointment of Mohamed Abdi Affey...
UNHCR oo xil u magacaboowda Danjire Max’ed Cabdi Afeey
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga adduunka ee UNHCR ayaa u magacoowday Danjire Max’ed Cabdi Afeey ergayga gaarka ah ee hay’addaasi u qaabilsan arimaha qaxootiga Soomaalida.
Madaxa ugu sareeya hay’adda UNHCR Filippo Gradi ayaa yiri...




































