Barnaamijka Nabadda iyo Dhalinyarada

0
1477

Barnaamijka todobaadkan waxaa looga hadlayaa sida ay ururrada dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn ay uga wada shaqeyn karaan Nabadda.

Martida Agaasimaha fulinta dallada JUNSAA C/laahi Sheekh Shaafici iyo
Afhayeenka golaha Dhalinyarada Jubbaland Cali C/laahi Daahiyoow