Guddiga Doorashada Galmudug Oo Shaaciyay Guddiga Soo Xulista Afar Ka Mid Ah Kuraasta G/Shacabka

787

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay guddiga soo xulista afar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaasoo isugu jira Nabadoonada iyo Ururada Bulshada Rayidka.

Afarta kursi ayaa waxaa mid ka mid ah ku tartamaya Haween kaliya, iyadoo doorashada la qabanayo todobaadkan dhammaadkiisa, sida ay shaaciyeen Guddigu.

Midowga Musharixiinta Oo Taageeray Goโ€™aankii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka

Waxaana wali socda dardar galinta arrimaha doorashooyinka, iyadoo magaaklooyinka waa weyn ee dowlad Goboleedyada dalka, ay ka socdaan doorashooyinka golaha shacabka.