Dowladda Jubbaland oo si nabad ah u soo afjartay xiisaddii ka jirtay Beledxaawo
Dowladda Jubbaland, iyadoo ka duulaysa ilaalinta nabadda iyo xasilloonida dadka reer Beledxaawo, ayaa dadaallo nabadeed kaddib si nabad ah u soo afjartay xiisaddii ka jirtay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo.
Dadaallada nabadeed ee lagu xoojinayo...
Jubbaland Military Court Opens First Hearing in Kidnapping and Murder Case
The Military Court and High Crimes Court of the Jubbaland Government on Thursday convened the first hearing in the case of Abdifatah Mohamed Ali, who is accused of kidnapping and the deliberate killing of...
Jubaland Ministers Inspect Strategic Bula Gaduud–Janaa Abdalle Road Following Heavy Rains
A delegation comprising several members of the Jubaland Council of Ministers has visited Janaa Abdalle to assess the condition of the vital road linking Bula Gaduud and Janaa Abdalle.
The inspection comes after heavy rainfall...
Maxkamadda Ciidamada dowladda Jubbaland oo bilowday gar maqalka koobaad kiis afduubka iyo dilka ah.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee dowladda Jubbaland ayaa maanta u fadhiisatay garmaqalka koowaad ee kiiska uu eedeysanaha ka yahay Cabdifataax Maxamed Cali, kaas oo lagu eedeeyay afduub iyo dil bareer ah.
Kiiska...
Wasaaradda gargaarka Jubbaland oo qabatay kulan ku saabsan diyaargarowga fatahaadaha la saadaalinayo.
Wasaaradda Gargarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Jubaland ayaa qabatay shirkii billaha ee arimha bini'aadinimo, kaas oo ka dhacay hoolk shirraka ee Wasaarada.
Shirka oo uu gadoominayay wasiir ku xigeenka Wasaarada, Mudane Maxamed Cusmaan Jaamac ayaa...
Agaasimaha guud ee wasaarada gargaarka Jubbaland oo guddoomiyay kulanka amniga iyo diyaargarowga Super El...
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlada Jubaland, Mudane Xuseen Macallin Cali Bayax ayaa guddoomiyay kulanka Amniga ee Bilaha ah iyo Diyaargarowga El Niño, kaas oo ka dhacay xarunta Ciidamada Kenya ee...
Madasha Kalluumaysiga iyo dhaqaalaha buluugga ah ee Dowladda Jubbaland oo laga daah-furay...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Jubbaland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jubbaland, Mudane Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa daah-furay Madasha Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubbaland.
Madashan ayaa looga hadlay muhiimadda kalluumaysiga iyo guud ahaan dhaqaalaha buluugga...
Jubaland Strengthens Flood Preparedness as Humanitarian Stakeholders Convene Monthly Coordination Meeting
The Ministry of Humanitarian Affairs and Disaster Management of the Jubaland State today held its monthly humanitarian coordination meeting, bringing together key government officials and humanitarian partners to discuss pressing humanitarian concerns and strengthen...
Jubbaland Launches Blue Economy and Fisheries Forum to Drive Sustainable Growth and Job Creation
The Speaker of the Jubbaland Parliament, Sheikh Abdi Mohamed Abdirahman, today officially inaugurated the Jubbaland Fisheries and Blue Economy Forum, a key platform aimed at advancing the region’s fisheries sector and unlocking the vast...
Jubbaland Security Minister Inspects Security Situation and Key Road Construction in Janaay Abdalle
The Minister of Interior Security of the Jubbaland State, Major General Yusuf Hussein Osman Dhuumaal, accompanied by the Commander of the Jubbaland Darawiish Forces, Brigadier General Ismail Sahardiid Keydsane, and the Director General of...







































