Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo War-saxaafadeed ka soo saaray daandaansi iyo been-abuur lagu sameeyay Madaxweynihii...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo War-saxaafadeed ka soo saaray daandaansi iyo been-abuur lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed kaas oo uu ka danbeyay madaxweynaha sida sharci darrada ah ku jooga Villa Somalia...
Madaxweynaha dowladda Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geerida S/Guuto Maxamuud Axmed Geescade
Madaxweynaha Dowladda Jubalana, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee S/Guuto Maxamuud Axmed Geescade, oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Madaxweynuhu wuxuu marxuumka Alle uga baryay...
Kismayo Airport Strengthens Ebola Preparedness Through Joint Multi-Agency Coordination
The General Manager of Sayid Mohamed Abdulle Hassan International Airport, Abdirahman Abshir Hirsi, and the Deputy Commander of AUSSOM Sector 2, Colonel Daniel Musau, jointly chaired a high-level meeting at Kismayo International Airport focused...
Jubbaland Ministers Inspect Rehabilitation Works at Strategic Military Base in Lower Jubba
Jubbaland's Minister of Interior and Security, Major General Yusuf Hussein Osman Dhumal, alongside the Minister of Health, the Minister of Transport, the Deputy Minister of Humanitarian Affairs, today conducted an official inspection visit to...
Wasiirka amniga gudaha Jubbaland oo kormeeray xerada ciidamada Buulo Gaduud halkaasi oo howlo...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubbaland, Sareeye Gaas Yusuf Xuseen Cismaan Dhumaal, oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland iyo Xildhibaan Maxamed Cusmaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Jubbaland, ayaa...
Maamulka garoonka diyaaradaha Kismaayo iyo AUSSOM oo ka shiray diyaar-garowga iyo ka hortagga cudurka...
Maareeyaha Guud ee Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Sayid Mohamed Abdulle Hassan (SMAHIA) ee magaalada Kismaayo, Mudane Abdirahman Abshir Hirsi, iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka AUSSOM ee Qaybta 2-aad (Sector 2), Colonel Daniel Musau, ayaa...
Wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo xustay maalinta caafimaadka dhimirka adduunka
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caafimaadka Dhimirka Adduunka, oo sanad walba la xuso 10-ka Oktoobar, iyadoo ujeeddadu tahay kor u qaadista wacyiga...
Jubaland Cabinet Approves $60.9 Million Budget for 2027, Prioritizing Development and Fiscal Planning
The Jubaland Government Cabinet, chaired today by the Minister of Religious Affairs, Mohamed Yusuf Omar, approved the government's 2027 budget, marking a key step in the administration's financial planning for the coming year.
During the...
Jubbaland Marks World Mental Health Day with Call for Greater Awareness and Support
The Jubbaland Ministry of Health and Social Care today commemorated World Mental Health Day in Kismayo with a special event aimed at raising public awareness, promoting mental health care, and strengthening support for people...
Masuuliyiin ka socaday wasaradda amniga dowladda Jubbaland oo kormeer ku sameeyay goobaha adeegyada dadweynaha...
Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubbaland, saraakiil ka socota Taliska Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose iyo maamulka Degmada Badhaadhe ayaa kormeer iyo sahan ku sameeyay magaalada Raaskaambooni iyo deegaannada ku xeeran.
Kormeerka ayaa...







































