Wasaarada arimaha Dibadda soomaaliya oo si deg deg ah ugu yeertay Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda...

Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Jiddah ee Sucuudiga in ay...

Maamulka Degaanka Baar-sanguuni ee gobolka jubada hoose oo ka warbixiyay xaalada guud...

Gudoomiyaha degaanka baar-asanguuni  xuseen axmed jinni  ayaa waxa uu ka hadlay xalada degaanka  gudoomiyahaayaa sheegay in Degaanku uu u baahan yahay Adeegyada Arimaha bulshada sida Waxbarsho, caafimaad,  biyo iyo adeegyo kale oo muhiim u ah...

Maxa ka jira in Ciidamada Tukiga ee ku sugan soomaaliya loo sameeyay mudda kordhin

Mudanayaasha Barlamaanka dalkaasi waxay shalay ansixiyeen xilli-kordhinta Ciiddanka Turkishka ee ka hawl-gala Deegaanadda Istaraatijiyadda ee ku yaalla Somalia, Gacanka Cadmeed iyo Badda Carbeed Barlamaanka dalkaasi waxay sheegeen inay ansixiyeen Mooshin ay Xukuumadda...

Gudiga kheyraadka aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya oo ka Horyimid Shirka Arimaha shidaalka ee...

Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay Shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu London ka dhaco 7-da Febraayo oo ku aadan maalinta bari...

NISA oo Hub Alshaab kaga Soo furatay Gobolka Shabeelaha hoose ka Dib Howlgal halkaa...

Taliska ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa wuxuu sheegay inuu gacanta ku dhigay Hub ay leeyihiin Al-Shabaab ka dib markii ay howlgal ka fuliyeen degaanka Forsooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Dowlada Kenya oo Markale ku celisay in ay xirayso Xeryaha Dhadhaab

Dowladda Kenya ayaa waxa ay markale ku dhawaaqay in ay xirayso Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ka dib markii ay kordheen falal Amnidaradda ee ka dhaca Gudaha dalka Kenya, kuwaasoo ay geystaan maleeshiyada Alshabaab...

Tababar Socday 20 Cisho oo Lagu soo gaba Gabeyay Magalada kismaayo

Waxaa Magaalada ee xarunta Gobolka jubada lagu soo gaba gabeyay Tababar lagu baranaayey luuqadda lagula hadlo dadka maqalku ka maqan yahay Tababarkaan oo socday muddo 20 cisho ayaa waxaa ka faa’iideystay...

Wariye ka tirsan warbaahinta Qaran oo ku dhaawacmay qaraxii maanta ka dhacay degmada xamar...

Maxamed ibraahim biibaaye oo ka mid ah wariyaasha warbaahinta qaran ayaa dhaawac fudud ka soo  gaaray Qaraxa ka dhacay Maqaayad ku dhagan suuqa Muqdisho Mall iyo  xarunta Dowlada hoose ee Muqdisho Gaari laga...

Maamulka gobolka banaadir oo faafaahin ka bixiyay amarka ay ku soo rogeen Dadka wata...

Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay bilaabay howlgal Ballaaran oo Magaalada Muqdisho looga aruurinaayay Mootooyinka ay waddaan dhalinyaradda ee lagu Magacaabo Fekon. Saldhigyadda degmooyinka ayaa lagu soo aruuriyay boqolaal ka mid...

Taliska CXDS oo Markale ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Maleeshiyaadka Alshabaab

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe ayaa ku dhawaaqay howlgal Ballaaran oo dhawaan ka bilaaban doona guud ahaan Soomaaliya. Taliyaha ayaa sheegay in u jeedada ugu weyn ee...