
Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay Shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu London ka dhaco 7-da Febraayo oo ku aadan maalinta bari Ilyaas Cali Xasan Guddoomiyaha guddigaasi War kasoo baxay Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in shirkan uu yahay sharci-darro, islamarkaana Soomaaliya aysan qaban karin shir noocan oo kale ah ilaa laga ansixiyo sharciga shidaalka dalka


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






