Dowlada Soomaaliya Oo Shaacisay Habka Loo Marayo Sidii Loo Soo Saari Lahaa Kheyraadka...
Wasiirka
Batroolka iyo macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid
Maxamed Axmed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii loo
soo saari lahaa Kheyraadka dabiiciga ah ee dalka.
Wuxuu sheegay
Wasiirka...
Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shir Looga Hadlayay Nadiifinta Minooyinka Dhulka
Shirkaan
oo ka dhacay magaalada Geneva ee dalka
Switzerland ayaa wafdiga Dowladda Federaalka uga qeyb galay waxaa hoggaaminayay
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Xildhibaan Cabdinaasir Siciid
Muuse,waxaa kale oo shirka ku wehlinayay Amb: Faadumo Insaaniya oo...
Shir Madaxeedka Dalalka qaarada Afrika oo maanta Larajeenayo in uu ka furmaya Itoobiya
Shir
Madaxeedka dalalka Qaaradda Afrika ayaa ka furmaya Magaalada Addis Ababa dalka
Itoobiya.
Waxaana
sannadkan shirka looga hadli doonaa sidii xal waara loogu heli lahaa
dhibaatada qaxootiga iyo barakacaayasha Qaaradda Afrika, iyo sidii...
Howlgalo lagu ciribtirayo Daacish oo ka bilaabanaya Labo Magaalo oo xigta Xuduudda Ciraq
Kurdiyiinbta
Suuriya ee Mareykanku taageero ayaa sheegay in ay bilaabayaan Weerar ka dhan ah
Daacish si ay u qabdsadaan meelaha Dalkaas ka heeystaan Kooxda Daacish
War ka soo baxay...
Madaxweynaha soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxwenaha jamhuuriyada soomaaliya Maxamed
Cabdullahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethoobia shir kula
yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guiteres.
Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii loo...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Guddiga Nabadeynta Gaalkacyo
Madaxweynaha
Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa kulamo isdaba joog ah
maalmahan la qaadanayay Bulshada ku nool Magaalada Galkacyo ayaa xalay
waxa uu la kulmay Gudiga Nabadeynta Magaalada Gaalkacyo,...
Maxeey kawada hadleen Wasiirada Arimaha Dibadda Dalalka jabuuti iyo Masar
Wasiirka
arrimaha dibedda ee Masar ,Sameh Shoukry iyo dhiggiisa Dalka Jabuuti,
Maxamed Cali Yuusuf, ayaa ka wada hadlay ammaanka Badda Cas iyo xaaladda
Waddamada Geeska Afrika.
Labadan mas’uul ayaa ku kulmay Magaalada...
Sierra Leone oo looga dhawaaqay xaalad degdeg ah
Madaxweynaha
Sierra Leone Julius Maada Bio ayaa dalkiisa kaga dhawaaqay xaalad degdeg
kaddib markii falal kufsiga ah iyo tacaddiyadda dhanka galmada ah ay dalkaasi
kusoo bateen.
waxaa uu sheegay in dadka lagu...
Madaxwenaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele oo soo dhameystiray isku Shaandheenta Golahiisa wasiirada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa 22
january ee isla sanadkaan waxa uu golahiisa wasiiradu ku sameyay isku
shaandheen iyadoo liiska xiligaa uu soo
saaray madaxwne waare ay u badnaayeen xildhibaanada Hirshabeele
Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirka ka furmaya Seoul
Guddoomiyaha
Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdulahi iyo Wafti ballaaran oo uu
hoggaaminayo ayaa maanta ka qeyb galaya Shir ka furmaya Caasimada Jamhuuriyadda
Kuuriyada koonfureed ee Seoul.
Shirkaan ayaa looga hadli...







































