Ciidamada Amaanka Maamulka puntland oo Toogaty ruxii ka dambeyay dilka Madaxii shirkadda P&O...
Magaalada
Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntland waxaa lagu dilay Agaasimihii
Shirkadda lagu magacaabo P&O oo hoostagta Shirkadda lagu magacaabo PD
World oo gacanta ku heysa dhismaha Dekedda Magaalada Boosaaso.
Ninka la...
Ra’iisul Wasaaraha XFS: Masuuliyad ayaa naga saran ilaalinta Ganacsatada
Ra’iisul
Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre,
ayaa xalay kulan xog-waraysi ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed.
Kulanka Ra’iisul wasaaruhu la yeeshay ganacsatada waxaa goob
joog ka ahaa wasiirka ganacsiga,...
Xeer Ilaalinta Ciidanka Qalabka Sida oo Amaro Kasoo Saartay Hubka Waaweyn Eelagu Dhex Heysto...
Maxkamadda
Ciidamada qalabka sidda ayaa digniin culus kasoo saartay Saraakiisha Ciidanka
dowladda ee hubka sharcidaradda ku
heysta Guryahooda, Sidda uu warbaahinta u sheegay xeerilaaliyaha Maxkamadda
Ciidamada Gaashaale Sare Cabdullaahi Buule Kamey.
Kamey waxaa...
Agaasimaha waaxda Qorsheynta madaxtooyada jubbaland oo ka hadlay Qorshaha lagu xalinayo Masuuliyiinta Maamulka Degmada...
Madaxwene ku
xigeenka koobaad ee dowlad goboleedka jubbaland mudane maxamuud sayid aadan iyo
wafdi uu hogaaminayo ayaa wali ku sugan degmada Baardheere iyagoo degmadaa u jooga sidii ay u xalin lahaayeen khilaaf soo
kala dhexgalay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kormeray Xarun lagu Sharciyeeyo dhulka jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland
Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Xarunta Hay’ada dhulka
Jubbaland isagoo halkaas u tagay si uu u sharciyaysto guri uu gaar u leeyahay
oo ku yaala Magaalada Kismaayo
Xuutiyiinta Yemen oo sii Daayay Askari ka tirsan sucuudi Arabia
Askarigaasi oo lagu magacaabo Muuse Bin Showi Cawaji ayaa la
sheegay in la sii daayey, wuxuuna xalay ka degay Saldhigga Diyaaradaha
Milliteriga ee lagu magacaabo King Salman air base oo ku yaalla caasimadda
dalka Sacuudiga...
Soomaaliya iyo Kenya oo Hishiis dhaxalgal ah wada saxiixday
Madaxweynaha
dalka Kenya iyo Ra’isul-wasaaraha Somalia waxay shalay kulan khaas ah ku
yeesheen Aqalka dowladda ee magaalladda Nairobi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta
xiriirka labada dal, Ammaanka, Horumarinta, Deganaanshaha iyo Dagaalka
Alshabaab.
Ra’iisul-wasaare...
Tahriibayaal Caan ah oo Lagu La’yahay Xeebaha Dalka jabuuti
Hay’adda
Muhaajiriinta Caalamiga ee IOM ayaa sheegay in ka badan 130 Tahriibayaal
Afrikaan ah lagu la’ yahay meel ka baxsan Xeebaha dalka Jabuuti, kadib,
markii ay labo dooni oo aad loo buux-dhaafshay ku Degeen meel...
Cabdulahi sheekh maxamed oo ku guuleysaty Gursi ka mid Golaha Shacabka soomaaliya
Magalada
Baydhabo ee Gobolka Baay waxaa Goordhow lagu soo geba gabeeyay doorashada Kursi
ka banaanaa Golaha Shacbaka Soomaaliya ee uu ka geeriyooday Alle ha u
naxariistee Xildhibaan Khaliif Sheekh Cabdullaahi (Dheere).
Doorashada
ayaa...
Shir udhaxeeya madaxa Dowlada iyo dowlad goboleedyada oo ka socda garoowe
Magaalada Garoowe
ee caasimada puntland waxaa ka furamay kulan Gaar ah oo u dhaxeeya Dowlada federaalka
iyo madaxda Dowlad Goboleedyada iyadoo ay albaabadu u xeran yihiin madaxdu







































