Xeer Ilaalinta Ciidanka Qalabka Sida oo Amaro Kasoo Saartay Hubka Waaweyn Eelagu Dhex Heysto Gudaha Muqdisho

1092

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa digniin culus kasoo saartay Saraakiisha Ciidanka dowladda ee hubka sharcidaradda  ku heysta Guryahooda, Sidda uu warbaahinta u sheegay xeerilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Gaashaale Sare Cabdullaahi Buule Kamey.

Kamey waxaa uu sheegay in tilaabo laga qaadi doono Cidii lagu helo, iyadda oo sifo sharci daro ah hub culus ugu dhex heysata Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sidoo kale intaa ku daray hubka dhibaatada lagu geysto  uu yahay lagu talagay ciidamada qalabka sida waxa uuna amray  in si deg deg ah loo diwaan galiyo hubka iyo gaadiidka ay leeyihin ciidanka