Ciidamada Dowlada federaalka soomaaliya ee ku Sugan degmada Qoryooley oo ka Hortay...
Taliyaha Ciidamada Amniga degmada Qoryooley ee Gobolka shabeelaha hoose ayaa
sheegay in xalay ciidamadu ay fashiliyeen weerar gaadmo ah oo ay doonayaan Maleeshiyaadka
Alshaab in ay kusoo qaadaan degmada umanasuurtagalin kaliya waxa ay yimaadeen...
QM oo shegatay in Milaayiin Dollar ay ku bixineyso Nabadda Soomaaliya
Qaramada
Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha
nabadda ee Soomaaliya, kaasoo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka
Maraykanka ah.
Hawl-galka Qaramada Midoobay ee
Taageerada Soomaaliya...
Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq hore aan loo maqal kala...
Ka
hor inta aan la qaban doorashada dalka Nigeria Sabtida, ayaa labada hogaamiye
oo ugu sarreeya tartanka waxa ay ku dhawaaqeen in ay codeynta ay u dhacdo hab
nabadgelyo ah.
Madaxwenaha talada...
QM iyo Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xuquuqul Insaanka
Madaxa hay’adda xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay , Michelle Bachelet, ayaa sheegtay in Xafiiskeeda uu Dowladda Itoobiya ka caawin doono caqabadaha ka haysta xuquul Insaanka.
Mss Bachelet oo Magaalada...
Ciidamada Xoogga Dalka Oo Saldhigyo Cusub Ka Samaystay Degaano ka tirsan Gobolka Galgaduud
Abaanduulaha
Qaybta 21aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Xuseen
Xoosh oo uu wehlinayo Madaxa howlgelinta qeybta 21aad ayaa maanta waxa
siwadajir ah u daah fureen qorsha dhismaha Xarunta...
Ciidamo Loo Diyaariyay Sugiga Amniga Muqdisho Oo Tababar Loo Soo Xiray
Ra’iisul
Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa
munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General
Kaahiye waxa uu tababar ugu soo xiray 1,400 ciidamo...
Wasaarada waxbarshada Dowlad Goboleedka jubbaland oo agab Sheebaaro gaarsiisay qaar ka mid...
Agabkaani ay wasaarada waxbarashada Dowladgoboleedka jubaland
ay Udaahfurtay afar kamid ah dugsiyada waxbarasho ee magaaladakismaayo ayaa Isugu
jiray Sheeybaaro iyo agab kale ee wax lagubaaro, kuwaa oo ardeyda ka Caawin doona
waxbarashadooda.
Dowladda Soomaaliya oo ka Hadshay Go.aankii ka soo baxay Shirkii Midowga Afrika
Dowladda
Federaalak Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay Midowga
Afrika,kaasi oo ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya,dadaalada
loogu jiro in deymaha looga cafiyo dalka,taasi oo muhiimad gaar ah u leh
nabadda iyo horumarka...
Puntland oo gacanta ku dhigatay xubno Daacish ku biiri rabay
Puntland ayaa sheegtay in
gacanta ay ku dhigtay xubno ku biiri rabay Ururka Daacish ee ka dagaalama
dhulka Buuraha Galgala ee Gobolka Bari.
Qoraal ka soo baxay Ciidanka
PSF ee Puntland, ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya oo kulan laqaatay Dhiggiisa dalka Koonfur...
Wasiirka
Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad
oo ku sugan Magalada Adis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa kulan gaar ah waxa
uu la qaatay Dhiggiisa dalka Koonfur afrika Ms Lindiwe_Sisulu







































