
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa 22 january ee isla sanadkaan waxa uu golahiisa wasiiradu ku sameyay isku shaandheen iyadoo liiska xiligaa uu soo saaray madaxwne waare ay u badnaayeen xildhibaanada Hirshabeele
Waxuuna isla maanta uu soo dhameystiray xubnihii ka maqnaa Golaha wasiirada Hirshabeele


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







