Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirka ka furmaya Seoul

1105

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdulahi iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ka qeyb galaya Shir ka furmaya Caasimada Jamhuuriyadda Kuuriyada koonfureed  ee  Seoul.

Shirkaan ayaa looga hadli doonaa arrimaha nabada aduunka, waxaana isugu imaan doonaan qaar ka mid ah Hoggaamiyeyaasha Baarlamaanka dalalka Caalamka.

Kulanka ayaa socon doona 7 -11 bishaan waana markii ugu horreysay  oo soomaaliya ay ka qeyb galeyso shirkaasi

Shirkaan ayaa waxaa laqabtaa sanadwalba .waxaana intabadan lagu soo bandhigaa sidda ugu haboon ee looga wada sheyn karo  Dimuqraadiyada iyo Nabadgalyada Caalamka