Jubbaland Security Ministry Concludes Capacity-Building Workshop on International Law

The Director General of the Jubbaland Ministry of Interior Security, Hared Kilaas Abdi, officially closed a capacity-building workshop focused on International Law and the importance of its understanding and application among security personnel. The training...

Jubbaland Leaders Lay Foundation Stone for Information Management Centre (IMC) for...

The Speaker of the Jubbaland Parliament, Abdirahman Mohamed, alongside the Minister of Environment and Climate Change, Aidid Suleiman Hashi, and members of the Jubbaland Council of Ministers, officially laid the foundation stone for Information...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Jubbaland ahna Kusimaha Madaxweynaha oo hagax-dhigtay xarunta dhexe ee saadaasha...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Jubbaland ahna Kusimaha Madaxweynaha, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed, iyo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Mudane Caydiid Suleymaan Xaashi, oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada, ayaa dhagax-dhigay xarunta...

Guddoomiyaha Baladxaawo oo Booqday Xarunta Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee Ciid Weyn.

Guddoomiyaha Degmada Baladxaawo, Mudane Cabdirashiid Cabdi Caroog, ayaa booqasho ku tagay xarunta Ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubbaland ee deegaanka Ciid Weyn. Guddoomiyaha ayaa halkaasi kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka, isagoo uga mahadceliyay dadaalka iyo doorka muuqda...

Agaasimaha guud ee wasaaradda amniga Jubbaland oo soo xiray kulan aqoon-kororsi ah oo ku...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubbaland, Mudane Xareed Kilaas Cabdi, ayaa soo xiray kulan aqoon-kororsi ah oo diiradda lagu saarayay Xeerka Caalamiga ah iyo muhiimadda ay leedahay fahamkiisa iyo ku dhaqankiisa. Kulanka waxaa...

Wasaaradda Awqaafta Jubbaland oo Kulan Nabadeed iyo Xallinta Khilaafaadka Dhulka ku Qabatay Deegaanka Koron-usle

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Jubbaland ayaa kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Dalladda Culimada iyo bulshada deegaanka Koron-usle ku qabatay, Degankaas. Kulankaas oo diiradda lagu saaray xalinta khilaafaadka dhulka, xoojinta nabadda iyo gudbinta farriimaha...

Guddoomiyaha Degmada Beledxaawo oo booqday xarunta Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee Ciid-Weyne

Guddoomiyaha Degmada Baladxaawo, Mudane Cabdirashiid Cabdi Caroog, ayaa booqasho ku tagay xarunta Ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubbaland ee deegaanka Ciid Weyn. Guddoomiyaha ayaa halkaasi kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka, isagoo uga mahadceliyay dadaalka iyo doorka muuqda...

Wasiirka Caafimaadka Jubaland oo qabtay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dabaysha

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubaland, Mudane Ismaaciil Axmed Garas, ayaa maanta deegaanada waqooyiga magaalada Kismaayo ka daahfuray munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dabaysha (World Polio Day 2026). Munaasabadda ayaa diiradda lagu...

Deegaanka Canjeel ee galbeedka magalada kismaayo oo lagu qabtay shirweyne dib-u-heshiisiin ah

Deegaanka Canjeel, oo qiyaastii 30 KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo, ayaa lagu qabtay shirweyne dib-u-heshiisiin ah oo u dhexeeya laba jifo oo walaalo ah, kaddib markii uu dib u soo cusboonaaday khilaaf...

wasaaradda awqaafta jubbaland oo kulan nabadeed ku qabatay deegaan hoos yimaada degmada kismaayo

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Jubbaland ayaa kulan ay isugu yimaadeen guddiga dalladda culimada iyo bulshada deegaanka Koron-usle ku qabatay deegaankaas. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xalinta khilaafaadka dhulka, xoojinta nabadda iyo gudbinta farriimaha...