Agaasimaha guud ee wasaaradda amniga gudaha Jubbaland oo soo xiray kulan aqoon-kororsi ah
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubbaland, Mudane Xareed Kilaas Cabdi, ayaa maanta soo xiray kulan aqoon-kororsi ah oo diiradda lagu saarayay sharciga caalamiga ah, muhiimadda uu leeyahay iyo ku-dhaqankiisa.
Kulanka waxaa ka qaybgalay...
Jubaland Ministry of Interior Strengthens Security Sector Knowledge on International Humanitarian Law
The Director General of the Ministry of Interior Security of the Jubaland Government, Hared Kilaas Abdi, today officially inaugurated a capacity-building workshop focused on International Law and the importance of understanding and applying its...
Africa must take innovation to scale
By the Food and Agriculture Organization’s Assistant Director-General and Regional Representative for Africa Abebe Haile-Gabriel ahead of the Africa Science & Innovation Forum.
Africa’s agrifood future will depend on whether promising ideas can move beyond...
Wasiirka ka bilow Wasiirka Qorsheynta Jubbaland oo Kismaayo ka daahfuray kulanka 9-aad ee guddiga...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay kulanka 9-aad ee guddiga hagidda mashruuca adkeysiga isbeddelka cimilada iyo sugnaanta cuntada, kaas oo ay taageerto Dowladda Jarmalka,...
Wasiirka amniga gudaha Jubbaland oo xarigga ka jaray saldhig cusub oo laga hirgeliyey deegaanka...
Wasiirka Aminga Gudaha Dowlada Jubaland, Janaraal Yuusuf Cusmaan Dhuumaal, oo uu wehliyo Taliyaha Guud ee Qaybta Gobolka Jubada Hoose, Kornayl Sadiiq Maxamuud Dhogor, ayaa maanta xariga ka jaray Saldhiga cusub ee deegaanka Buula Xaaji,...
Jubaland Opens New Police Station in Bula Haji to Strengthen Security and Rule of...
The Minister of Interior and Security of the Jubaland State Government, General Yusuf Osman Dhuumaal, accompanied by the Commander of the Lower Juba Regional Division, Colonel Sadiq Mahmud Dhogor, today officially opened a new...
Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulan dib-u-eegis loogu sameynayo mashaariicda UNICEF taageerto.
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka iyo dib-u-eegista dhammaadka sanadka ee mashaariicda ay taageerto hay’adda UNICEF.
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay...
Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay tababar ku saabsan ka hortagga Ebola.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay tababar ku saabsan ka hortagga iyo xakamaynta cudurka Ebola, kaas oo loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha xarumaha caafimaadka degmada Kismaayo...
Jubaland Ministry of Religious Affairs Hosts Landmark Forum on Islamic Perspectives on Good Governance
The Ministry of Religious Affairs of the Jubaland State today convened a high-level Islamic scholarly forum that brought together government officials, religious scholars, and representatives of civil society to discuss the Islamic perspective on...
Jubaland Reviews UNICEF-Supported Projects at Year-End Coordination Meeting in Kismayo
The Ministry of Planning, Investment, International Cooperation and International Relations of the Jubaland Government today convened a coordination and year-end review meeting in Kismayo to assess the progress and implementation of projects supported by...







































