Hanti-dhowrka Jubbaland oo Golaha Wakiillada ku Wareejiyay Xisaab-celinta 2025.

Guddiga Maaliyadda Jubbaland oo soo gudbiyey Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025. Guddiga Maaliyadda iyo Hanti-dhowrka Dowladda Jubbaland ayaa soo gudbiyey xisaab-xirka miisaaniyadda sannadlaha ah ee Dowladda Jubbaland...

Jubbaland Deputy Minister of Health Receives Warm Welcome in Elwak During...

The Deputy Minister of Health of the Jubbaland State Government, Abshir Mohamed, and a delegation he led arrived in Elwak District in the Gedo...

Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Jubbaland oo Gaaray Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubbaland, Mudane Abshir Mohamed, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Ceelwaaq ee gobolka...

Guddoomiyaha Doolow oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan daraawiishta...

Guddoomiyaha Doolow oo Tababar u Soo Xiray Ciidamo ka Tirsan Daraawiishta Jubbaland. Guddoomiyaha Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Cabdi Lafeey, ayaa maanta tababar...

G.Jubbada Hoose: Horjoogayaal khawaarijta ka tirsan oo lagu dilay duqeymo dhanka...

Duqeymo dhanka cirka ah ayaa lagu bartilmaameedsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda argagixisada Al-Shabaab, kuwaas oo ku sugnaa tuulada Yoraa-Lafa-gari ee Gobolka Jubbada...

Jubbaland Strengthens Coordination to Accelerate Rural Livelihoods Resilience Project

The Ministry of Agriculture and Irrigation of the Jubbaland Government convened a high-level meeting aimed at enhancing coordination, accelerating implementation, and advancing the activities...

Wasaaradda caafimaadka Jubaland oo kismaayo ku soo xirtay tababar ku saabsan...

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Qoyska ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubaland, Mudane Dr Maxamed Bashir Nur , ayaa magaalada Kismaayo ugu so...

Wasaaradda tamarta Jubbaland oo ka Shirtay diyaar-garowga fatahaadaha El Niño

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda Jubaland, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan fogaan-arag ah oo diiradda lagu saaray diyaar-garowga iyo isku-duwidda dadaallada...

Jubaland Issues El Niño Warning Ahead of 2026 Deyr Rainy Season

The Ministry of Humanitarian Affairs and Climate Change of the Jubaland State Government, which is responsible for climate early warning systems and monitoring drought...

Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo soo gabagabeysay hawlihii UNTMIS ee xasillinta...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu soo gabagabeynayay laguna wareejinayay hawlihii iyo waxqabadkii xasillinta...