Nin sanad kadib loo dilay ku lug lahaanshaha Qaraxii Soobe
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay nin ku eedeysnaa in uu ku lug lahaa qaraxii dadka badan lagu...
Inta badan Wadooyinka Muqdisho oo saaka xiran
Waxaa saaka xiran inta badan wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, arrinta oo ay sabab u tahay xuska sanadguuradii 1-aad ee...
Wafdi ka soda dalka Qatar oo gaaray Muqdisho
Wafdigan oo ka socday wasaaradda gaashaandhigga dowladda Qatar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, ayagoo kulamo la leh madaxda wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo taliska ciidanka...
Muqdisho oo lagu xukumay Askar aagag dagaal soo baneeysay
Askartan oo ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliya islamarkaana ka howlgeli jiray gobolka Shabeelaha hoose ayaa lagu xukumay xabsi kadib markii lagu eedeeyay in...
Senataro ka ta tirsan Mareykanka oo wada Qorsha Sacuudiga Halis...
Koox senataro Mareykan ah ayaa ku cadaadinaya madaxweyne Donald Trump inuu baaritaan ku sameeyo maqnaanshaha suxufiga Sacuudiga, taasi oo hogaamin karta cunaqabateyn la saaro...
Dhageeyso: Doorka Dhalinyarada ay ka qaadan karaan Nabadda
Halkan ka dhageeyso Barnaamijka Nabadda iyo Dhalinyarada ee ka baxa Radio Kismaayo, Codka Jubbaland.
Barnaamijka waxa uu baxaa maalin kasta oo Khamiis ah abaare 3:00...
High Commissioner for Refugees appoints Ambassador Mohamed Abdi Affey as UNHCR...
Ambassador to assist UNHCR to maximize efforts in the search for solutions for nearly 1 million refugees and asylum seekers
UNHCR, the UN Refugee Agency,...
UNHCR oo xil u magacaboowda Danjire Max’ed Cabdi Afeey
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga adduunka ee UNHCR ayaa u magacoowday Danjire Max’ed Cabdi Afeey ergayga gaarka ah ee hay’addaasi u qaabilsan arimaha...





























