Guddoomiyaha Doolow oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Xoojinta Amniga iyo Iskaashiga...

Guddoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein Abdi Lafeey ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo looga hadlay xoojinta amniga iyo adkeynta wada-shaqeynta hay’adaha ka howlgala xuduudaha...

Maamulka Ceelwaaq oo wacyigelin ka sameeyay saameynta roobabka El Niño ee...

Maamulka Degmada Ceelwaaq oo fulinayo soo jeedinta Wasaaraddaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland iyo Wasaarada Deegaanka Isbedelka Cimilada Jubbaland ee ku saabsab warbixinta Elnino...

Golaha mihnadlayaasha caafimaadka Jubbaland oo kulan wada-tashi ah la yeeshay xarumaha...

Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Jubaland ayaa  magaalada Kismaayo ku qabtay kulan muhiim ah oo wada-tashi iyo is-dhexgal ah, kaas oo ay ka qayb galeen maamulka,...

Wasiirka beeraha Jubbaland iyo hay’ada FAO oo ka wada hadlay dardargelinta...

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Jubbaland, Mudane Geelle Muxumed Aaden, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda FAO Somalia, iyadoo labada...

Beesha bartire oo kulan ballaaran ku taageertay nabadda, midnimada iyo horumarka...

Kulan ballaaran oo ay beel kamid ah belahaa somaliyeed ku qabten duleedka Kismaayo ayaa si ween loogu taageeray Nabada iyo hormarada kajira Jubbaland . Kulan...

Doolow:Tababar ku saabsan iskaashiga booliska iyo bulshada oo lagu soo gabagabeeyay

Wasaaradaha Amniga gudaha Dowladda Jubbaland ayaa degmada Doolow ku soo gabagabeesay tababarka Iskaashiga Booliska iyo Bulshada (Community Policing), kaas oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta ka...

Jubaland Intensifies Fight Against Female Genital Mutilation Through Stakeholder Forums in...

The Ministry of Women, Family Affairs and Human Rights of the Jubaland State of Somalia has convened stakeholder forums in the towns of Dhobley...

Wasaaradda caddaaladda Jubbaland oo Kismaayo ku soo gabagabaysay tababar kor loogu...

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowladda Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo gabagabaysay tababar ku saabsanaa Kor-u-qaadista Aqoonta Garyaqaannada ee Habraaca iyo Marxaladaha Dacwadda...

Wasaaradaha deegaanka iyo gargaarka Jubbaland oo ka digay roobabka deyrta iyo...

Wasaarada Deegaanka Isbedelka Cimilada Jubbaland iyo Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Jubbaland ayaa maanta si wada jir ah u gorfeeyay warbixinta Elnino ee roobabka...

Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo Kismaayo ka Daahfurtay Tababar ku Saabsan Xoojinta...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubaland, Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray tababar ku saabsan Xirmada...