
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland, Mudane Abdirahman Mohamed Dhiriq ayaa xafiiska ku qaabiley wafdi ka socdey Switzerland iyo Swiss oo ka mid ah dowladaha taageera Soomaaliya, iyo madaxda ay’adda Save the Children.
Kulanka oo ahaa mid isbarasho ah iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac ayaa waxaa Wasiirka kala qaybgalay Wasiirka ku xigeenka, Mudane Mohamed Osman Jama iyo qaar kamid ah shaqaalaha.
Dhanka kale Gudomiyaha Gudiga Abaraha Jubbaland ahna Wasirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland, Mudane Abdirahman Mohamed Dhiriq ayaa Mar kale xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adaha SOLO iyo PIOUS PROJECTS oo ay hogaaminayeen Dr. Tayseer Alkarim iyo madaxa hay’adda SOlO, Mr. Kulmiye.
Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira deegaannada Jubaland, kuwaas oo saameyn ba’an ku yeeshay nolosha dadka iyo

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







