
Tababarkaan aqoon kororsiga ah ayaa loogu tala galay Sidii kor loogu qaadi lahaa aqoontooda Maamulka. Taliye Xigeenka Guutada 16’aad Kumandooska Danab XDS G/le Maxamed Axmad Maxamed Sheikh
ayaa ugu Danbeyntii Koorsada uso Xirey isagoona ku amaanay saraakiisha Qaadatay koorsada Waxa uuna faray aqoontooda in ay ugu adeegaan Dalkooda.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







