Gudoomiyaha Maxkamada Sarre ee Jubbaland oo dadwaynaha Kismaayo ugu baaqay in ay raacaan talooyinka cafimaad-ka si loo yareeyo faafitaanka covied-19.

803

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Jubbaland Cabdi Shakuur Sheekh Mohamed Rashiid oo radio   kismaayo wareesi gaar ah siiye ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada kismaayo  in ay ka digtoonadaan caabuqa safmarka ah ee covid 19,  isagoona ku booriyey shacabka in ay  raacaan talaaboyinka caafimaad ee hortagayo cudurka coronavirus ayna xidhaan marada Afxidh-ka si uusan u faafin xanuunka.

guddomiyaha ayaa  sidoo kale ka hadlay waxa diinta Islaamka ay ka qabto taxdar in uu qofka uu ka fakaro sidii uu u ilaalin lahaa bad -qabka naftiisa,waxaa kale oo culimada magaalada Kismaayo ugu baaqay in dadka lagu wacyigaliyo in xirtaan marada Afxirka.

Hadalka Godoomiyaha Maxkamada Sarre ee Jubbaland ayaa ku soo beegmaya iyadoo dowlad goboleedka Jubbaland mandow ku soo torgtay xiliyada hawenkii Magalada kismaayo