Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]

0
478

Dhagayso: Fariin ku saabsan Ramadaan oo ay idiin soo gudbisay TAYSHA Consulting, oo kaashanaysa RDI, waxaana maalgeliyey Mashruuca Cunnada Adkeysiga Cimilada ee GIZ, oo taageero ka helaya Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Jubbaland.