35.1 C
New York
Wednesday, July 15, 2026
Home Blog
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta marke ay banaanbaxyo xoogan dib uga bilaawdeyn qeybo kamid ah Magaaladaasi. Wariyaasha ku suagan magaalada Baydhabo ayaaku soo waramaya in diabad baxayaal careysan  ay soo buux dhaafiyeen qaar ka mid ah wadooyinka magaalada, waxaana xusid mudan in saakay aroortii uu...
The Minister of Finance of the Jubaland State, Ahmed Abdirizak Mohamed, has officially launched the second phase of the IPSAS Budget Implementation Forum in Kismayo, calling on participants to develop practical and results-oriented plans aimed at strengthening the country's public financial management system. Addressing the session, the minister urged attendees to make the most of the forum by producing actionable...
The First Vice President of the Jubaland State of Somalia, Mohamud Sayid Aden, undertook a ground inspection tour along the key road connecting the districts of Luuq and Doolow in the Gedo region, aiming to assess security conditions and engage directly with local communities. During the visit, the Vice President reviewed the overall security situation and conditions in the areas...
Various units of the Jubbaland State Security Forces and the Somali National Army’s elite Danab Commandos carried out planned military operations against Khawarij militants in the areas of Makubuno, Kabisa, Madax-Baabuurka, Lafa-gari, Xabala Afwaax, Weelmaarow, and other locations in the Lower Jubba region. The operations were carefully coordinated and targeted militant hideouts and positions used by the Al-Shabaab Khawarij group. Security...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Jubbaland, Axmed Cabdirisaaq Maxamed, ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray wajiga labaad ee Madasha Fulinta Miisaaniyadda (IMSIS), isagoo ku boorriyay ka qeybgalayaasha inay kulanka ka soo saaraan qorsheyaal wax ku ool ah oo lagu horumarinayo hannaanka maaliyadda dalka. Madashan oo qabsoonta saddexdii biloodba mar ayaa diiradda lagu saaraa isku dubbaridka iyo dardargelinta hirgelinta nidaamka maaliyadeed ee dowladda,...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Jubaland ayaa safar dhulka ah ku maray waddada isku xirta degmooyinka Luuq iyo Doolow ee gobolka Gedo. Safarkan ayaa diiradda lagu saaray kormeerka xaaladda amniga iyo xaaladaha ka jira deegaannada uu maray, isagoo kulamo la qaatay maamullada degmooyinka, odayaasha dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Sidoo kale, safarka waxaa lagu dardargeliyay qorshayaasha dib-u-heshiisiinta iyo xasilinta gobolka Gedo,...
Ciidamada Dowladda Jubbaland iyo Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgallo qorsheysan oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta ka fuliyay deegaannada Makubuno, Kabisa, Madax-Baabuurka, Lafa-gari, Xabala Afwaax, Weelmaarow iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Hawlgalladan oo si taxaddar leh loo qorsheeyay ayaa lagu beegsaday fariisimo iyo goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta. Ciidamada ayaa gudaha u...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Jubaland, Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay masuuliyiin ka socotay Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubaland, kuwaas oo booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda, Maxamed Cabdiqaadir, Agaasimaha Waaxda Adeegga Caafimaadka, Ismaaciil Cali Maxamuud, iyo qaar ka mid ah saraakiisha Wasaaradda. Intii...
Waxaa  magaalada Kismaayo ka furmay shirka saddex-biloodlaha ah ee Guddiga Farsamada IPSAS, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta hirgelinta Heerarka Caalamiga ah ee Xisaabaadka Dowladda (IPSAS), tayeynta warbixinnada maaliyadeed, iyo kor u qaadista hufnaanta iyo isla-xisaabtanka. Shirka waxaa si rasmi ah u furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Jubbaland Mudane: Nuur Cumar Shaalle, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay...
Ciidamada Guutada Abris ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta hawlgallo lagu xaqiijinayo amniga ka fuliyay deegaanno kala duwan oo hoos yimaada deegaanka Kudhaa ee degmada Badhaadhe, gobolka Jubbada Hoose. Hawlgallada ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Guutada Abris, Korneyl Dhuub Axmed, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray deegaanka Yaaqbuul iyo deegaannada kale ee miyiga fog ee ku hareeraysan Kudhaa. Ujeeddada hawlgalladan ayaa ah...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Jubbaland Mudane Abdiwaxid Maxamed Dhaqane ayaa Xafiiska Wasaaradda ku qaabilay masuuliyiin ka socotay Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland, kuwaas oo booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray habsami u socodka shaqada shaqaalaha rayidka ee ka howlgala Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Jubbaland. Agaasimaha Guud ayaa masuuliyiinta uga warbixiyay nidaamka shaqada,...