Dhageeyso: Doorka Dhalinyarada ay ka qaadan karaan Nabadda

713

Halkan ka dhageeyso Barnaamijka Nabadda iyo Dhalinyarada ee ka baxa Radio Kismaayo, Codka Jubbaland.

Barnaamijka waxa uu baxaa maalin kasta oo Khamiis ah abaare 3:00 galabnimo.

Todobaadkan waxaa looga hadlay, doorka dhalinyarada ay ka qaadan karaan Nabadda iyo dib usoo celinta hannaanka horumarineed eee degmooyinka Jubbaland.