Jabhada ONLF iyo Itoobiya oo heshiis ku kala saxiixday Magalada Asmara

Kaddib kulan ku dhaxmaray magaalada Asmara ee Xarunta dalka Eretria mas’uuliyiin ka kala soctay Itoobiya iyo Ururka ONLF ayaa ugu danbeyntii lagu kala saxiixday heshiis ka koobnaa dhowr qodob. Afhayeenka Ururka ONLF Cabduqaadir Hirmooge Cadaani...

Xildhibaanada Gollaha Shacabka Somalia Oo Maanta Kulan Muhiim Ah Ku Yeelanaya Magalada Muuqdisho

Waxaa maanta oo Isniin ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka. Sida uu qorshaha yahay ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka...

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay Shabakad Ku Howlaneed Daabicista Lacag Faalso Ah+Sawirro

Ciidamada Amaanka ayaa Khamiistii lasoo dhaafay oo ay taariikhdu ku beegnayd 18/10/2018 garoonka Muqdisho ku qabtay shakhsi doonayay in halkaasi kala dhoofo lacag been abuur ah oo isugu jirta dollar iyo Euro. War kasoo baxay...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Oo Khudbad Muhiim ah Ka Jeediyay Shirka 4aad ee Madasha...

Garowe, 21, Oct, 2018- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khudbad ka jeediyay shirka Madasha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka. Madaxweynahu ugu horayn wuxuu Dowlada iyo Shacabka ree Puntland uga mahad celiyay...

Tababar loo furay qaar kamid ah howlwadeennada Radio Kismaayo, codka Jubbaland

Tababarkan oo ku saabsanaa dhanka farsamada ayaa waxaa loo furay qaar kamid ah howlwadeennada Idaacadda, gaar ahaan qeybta qaabilsan farsamada, ayadoo tababarka ay iska kaashanayeen wasaaradda warfaafinta Jubbaland iyo hay’adda M2A Media ee ka...

Madaxweynaha Real Madrid Oo Shir Albaabadu U Xidhan Yihiin La Yeeshay Tababare Julen Lopetegui

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid, Florentino Perez ayaa shir gaar ah la yeeshay tababare Julen Lopetegui kaddib guul-darradii shalay kasoo gaadhay ciyaartii Bernabeu ay ku martigeliyeen Levante. Madaxweynaha ayaa la sheegay in markii ay ciyaartu...

Maxaad kala socotaa 11 Sannadood Kaddib Clasico Oo Laga Waayey Ronaldo Iyo Messi

Ciyaarta dunida ugu xiisaha badan ee loo yaqaano Clasico ee kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa muddo 11 sannadood ah kaddib waxa laga  waayi doonaa labada xiddig ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi marka...

Gudoomiyaha Barlamaanka Aqalka Sare oo baaq udiray madaxda ugu Sareysa Dalka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa markale ka hadlay dadaallada ay ku doonayeen inay ku soo afjaraan khilaafaadka u dhaxeeya dowladda  Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda maamul goboleedyada Dalka marka...

Donald Trump oo ka soo horjeystay sida ay ugu hadashay Xukuumada Sacuudiga Dilka...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu sheegay inuusan ku qanacsanayn sida xukuumadda Sucuudiga ay uga hadashay dilka weriye Jamaal Kaashogji. Wuxuu sheegay inay suuragal tahay in dhaxal sugaha Maxamed Bin Salmaan uusan ka war haynin dilka...

Barnaamijka Dhalinyarada iyo Nabadda

Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka Dhalinyarada iyo Nabadda oo todobaadkan looga hadlayey "Wadashaqeynta Hey’adaha amniga iyo Dhalinyarada miyeey sii xoojineysaa Nabadda iyo hormarka aynu Heysanno." Barnaamijka waxaa Marti inoogu ah Mudane Saciid Cabdi Budul oo ah Afhayeenka...