
Barnaamijka Nabadda iyo Dhalinyarada oo ay taabageliso hay’adda Ypeer ee ka shaqeeysa arimaha horumarinta dhalinyarada, waxaan todobaadkan uga hadlaynaa Barashada Cilmiga waxa ay ka badali karto hab fikirka bulshada gaar ahaan dhalinyarada.
Axmed Faarax Cali Aweys, Agaasimaha waaxda Tacliinta sare iyo farsamada gacanta ee wasaaradda waxbarashada Jubbaland, iyo Idil C/laahi Yuusuf oo ah aqoonyahan ka tirsan maamulka Jaamacadda Banaadir ayaa barnaamijka marti ku ah.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






![Dowlada Kenya oo sheegtay ineey baadi goobeyso ]Haweeney La Sheegay In ay maleeshiyaadka Alshabaab u Fududeysay Weerarkii Hotel Dusit D2](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2019/01/images-1.png)
