Amar lagu soo rogay Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa sheegay in wasaaradaha iyo hay’adaha federaaliga laga doonayo in ay ka shaqeysiiyaan barahooda internetka, isla markaana ay adeegsadaan emailo laga sameeyay xafiisyada ay maamulaan oo leh astaanta .gov.so...
Dowladda Soomaaliya oo Cadeysay Mowqifka Dacwada kala dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya
Iyada oo uu weli jiro khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya kaas oo ka dhashay muranka dhinaca Badda ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay cadeysay in marnaba ka tanaasuleyn Dacwadda Badda ee taalla...
Dowlad Goboleedka jubbaland oo Xukun dil ah ku fulisey nin horey u geystay Kufsi...
Subaxnimadii hore ee saaka magaalada Garbahaarey waxaa laga fuliyay Xukun dil ah kaas oo lagu fuliyay nin horey u geystay fal Kufsi ah, Maxkamadda Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa xukunka fulisey.
Ninkaas oo...
Olole nadaafadeed oo ka bilowdey degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Maamulka Degmada Luuq iyo bulshada ku dhaqan degmada ayaa maanta si wada jir uga qayb qaatay Olalaha Nadaafadda ee ka bilowdey qayba ka mid ah degmada Luuq.
Barnaamijkan oo ahaa mid is xilqaan ah ayaa...
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu Hogaaminayo oo manta u ambabay Addis Ababa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo talaado ah waxa uu uu safar degdeg ah ugu ambabaxay Caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa.
Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee Itoobiya ayaa warar aan helnay...
Shir looga hadlayo Amniga iyo la dagaalanka falalka liddiga ku ah sharafta iyo jiritaan...
Kulankaan ayaa waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowlad goboleedka Puntland oo maalmahan ku sugnaa magalada Gaalkacyo iyo waxgaradka iyo Shacabka magalaada.
Kulankaan ayaa inta uu socday xoogga lagu saaray caddaalad u sameynta...
Shaxda isku Aadka Tartanka Horyaalka Kooxaha Jubbaland oo lashaaciyay
Xirrka Kubadda Cagta jubbalnd ayaa maanta shaaciyay Shaxda isku aadka Tartanka Horyaalka Kooxaha Jubbaland
Xiriirka Kubadda Cagta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray shaxda isku aadka lugta 1-aad ee Tartanka Horyaalka Kooxaha Jubbaland
Hoos ka Akhriso.
Jubbaland Civil Service Commission vacancy announcement Guddiga...
Halkaan Hoose ku dhufo.
CSC ADVERTS
Kulan lagu taageerayo go’aankii guddiga Amniga Jubbaland oo Kismaayo lagu qabtay
Kulankaan oo looga hadlay adkeynta Amniga iyo xasilloonida Jubbaland laguna taageeray go’aankii guddiga Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ka qayb galay waxgaradka Ururada Haweenka iyo dhalinyarada Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha gudaha.
Ka qayb...
Fafaahino ka soo baxaya Duqeyn ka dhacday qeebo ka mid ah Gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xalay diyaarado ay duqeyn ka geysteen deegaano ka tirsan gobolkaas oo ay gacanta ku hayaan Ururka Al-Shabaab.
Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa...






























![Dhageyso Waa Siddee Xaalada Nololeed Ee Barakacayaasha Deegaanka Cabdalla Biroole[Warbixin]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2022/04/bbbb-2-1-218x150.jpg)








