Shir looga hadlayay Horumarinta Caafimaadka Hooyada iyo Dhalaanka oo lagu qabtay Kismaayo

Wasaaradda caafimaadka dowlad-gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlaayey horumarinta caafimaadka Hooyooyinka iyo Dhallaanka. Shirka waxaa kasoo qayb galay Wasiirada Caafimaadka,Qorsheynta iyo Madaxtooyada Jubbaland, sidoo kale waxaa goobta joogay shaqaalaha Wasaaradda caafimaadka...

Madaxweynaha Jamhuuriyada faderaalka Soomaalya oo Maanta Khudbad ka jeedinaya Shirka Africa Now

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Uganda ayaa ka qeyb galaya Shirka Africa Now ee ka socda dalkaas,kaas oo looga hadlayo arrimaha nabadgelyada, isdhexgalka iyo koboca dhaqaalaha ee Qaaradda Afrika. Shirka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Dalka dib ugu soo laabtay

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay, kuwaas oo todobaadyadii la soo dhgaafay ku maqnaa dalka dibadiisa. Guddoomiyaha oo safar Shaqo ku tagay dalalka Jordan...

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam iyo Ra”iisul Wasaaraha XFS oo kormeeray qaar kamid ah Xarumaha...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Ra"iisul Wasaaraha XFS   ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha Jubbaland iyagoo la kulmay shaqaalaha iyo howlwadeenada kala duwan. Ugu horayn waxaa kormeerkooda ay ka...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo soo gaaray magaalada kismaayo

  Ra'iisul wasaare XFS mudane Xasan Cali Kheyre  iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada kismaayo Waxaana garoonka diyaaraha ku soo dhaweyay madaxwenaha Dowlad Goboleedka jubbaland mudane axmed maxamed islaam Waxaa sidoo kale ka qayb...

Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixisey Howlo caafimaad oo ay ka waddo Degaano ka...

Caafimaadku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha aas-aasiga u ah nolosha aadanaha,waana muhiim in cafimaadku uu ahaado mid dhowrsan si loo ilaaliyo caafimaadka Bulshada,waana Mas’uuliyad saaran qof walba gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka. Wasaaradda Cafimaadka Jubbaland...

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ansixiyay Xeerka Biyaha Jubbaland

Mudanayaasha Barlamaanka Jubbaland oo maanta yeeshay Kal Fadhiga 4-aad fadhigisii 67-aad ayaa dood adag ka yeeshay xeerka Biyaha Jubbaland,43 Mudane ayaa soo xaadirtay kalfadhigan,waxaana shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Jubbaland. Dood...

Ciidamada dowlada federaalka ee Soomaaliya oo weerar ka fuliyay Qeeybo ka Mid ah Gobolka...

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in xalay saqdii dhexe Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamo Mareykan ah ay weerar ku qaadeen Saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano ka tirsan...

Dowlada Soomaaliya iyo Kuwait oo xiriir Cusub u bilaawday

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Kuwait, Danjire Cabdullaahi Maxamed Odowaa, ayaa waxaa Waraqaaha aqoonsiga ka guddoomay Boqorka Wadanka Kuwait, Shekh Sabah Al-Axmad Al-sabaah. Danjire; Odowaa, ayaa sheegay in si diirran loogu soo...

Dowladda Burundi oo weli diidan Go’aanka Ciidamadeeda looga saarayo Soomaaliya

Dowladda Burundi ayaa weli waxaa ay kasoo horjeedaa Go’aankii Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika kaas oo sheegayay in qeyb ka mid ah Ciidamadooda laga saarayo Soomaaliya,Go’aankaas oo la gaaray bishii December Sanadkii...