Wasiirka Caafimaadka dowladda Jubbaland oo qaabilay wafdi ka socday hay’ada Save...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubaland, Mudane Ismaaciil Axmed Garas, ayaa Hoolka Shirarka ee Wasaaradda ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...
Akadeemiyada hoggaaminta qaranka soomaaliyeed oo qaabbishay xildhibaan Xasan yare iyo qurba-joog...
Akadeemiyada Hoggaaminta Qaranka Soomaaliyeed (NLA) ayaa qaabbishay Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil iyo Nuur Cali Abshir Oo kamid qurba joogta Soomaaliyeed.
Xildhibaanka iyo Mudane Nuur Cali...
Wasiirka waxbarashada Jubbaland oo booqday akadeemiyadda hoggaaminta qaranka soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland, Mudane Cabdinaasir Seraar Maax, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay Xarunta Akadeemiyadda Hoggaaminta Qaranka Soomaaliyeed...
Golaha Wasiirrada Jubbaland oo Shir Ka Yeeshay Xaaladda Siyaasadeed iyo Duqeyntii...
Golaha Wasiirada Jubaland ayaa yeeshay kulan aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland, ahna Kusimaha Madaxweynaha, Mudane Sheekh Cabdi Maxamed...
Duqa Kismaayo oo Dhagax-dhigay Dhismaha Suuqa Bulagadud
Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada, Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne), ayaa dhagax-dhigay dhismaha Suuqa Bulagadud.
Dhismaha Suuqa Bulagadud ayaa muhiim u ah bulshada iyo...
Residents of Doolow Protest Alleged Airstrike on Former Prison Commander’s Home
Hundreds of residents in Doolow district, Gedo region, staged a demonstration on Saturday to protest what they described as an airstrike targeting the residence...
Jubaland Condemns Deadly Airstrike in Doolow, Calls for International Investigation
The Jubaland State has strongly condemned an airstrike carried out overnight in Doolow District of Somalia's Gedo Region, alleging that Turkish military aircraft targeted...
Jubaland oo qaadacday hindise-sharciyeedka dhismaha golaha culimada soomaaliyeed.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Jubaland iyo Guddiga Culimada Jubaland ayaa soo saaray bayaan ay ku qaadacayaan Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed, kaas...
Wasaaradda beeraha Jubbaland oo la wareegtay cagafyo loogu talagaley horumarinta ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Jubbaland ayaa kala wareegtay hay’adaha GIZ iyo CeRID/NIRAS 8 cagaf-cagaf oo nooca Massey Ferguson ah, kuwaas oo qayb ka...
Wasiirka amniga Jubbaland oo furay tababar kor loogu qaadayo aqoonta gabdhaha...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubbaland, Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal, ayaa furay tababar aqoon-kororsi ah oo loogu talagalay Gabdhaha ka tirsan ciidamada...
































