
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka daadajinta siyaasadda horumarinta waxbarashada gabdhaha, kaas oo looga golleeyahay xoojinta ka-qaybgalka gabdhaha ee waxbarashada, yaraynta caqabadaha, iyo dhiirigelinta jawi waxbarasho oo ammaan ah oo u fududeeya mustaqbal ifaya.
Kulankan waxa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda, la-hawlgalayaasha waxbarashada, macallimiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.







![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







