Xisbiga Wadajir oo canbaareeyay xadhiga Cabdiraxmaan Sulaymaan Jaamac

0
470

Xisbiga Wadajir ayaa canbaareeyay xarigga Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed Md. Cabdiraxmaan Sulaymaan Jaamac oo Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ka afduubteen hoyga uu ka daganaa Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here