Xisbiga Wadajir ayaa canbaareeyay xarigga Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed Md. Cabdiraxmaan Sulaymaan Jaamac oo Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ka afduubteen hoyga uu ka daganaa Magaalada Muqdisho.