Madaxweyne Maxamuud Sayid Aadan oo gaaray Degmada Luuq

411
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka ayaa waxaa degmada Luuq kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Gedo iyo kan degmada Luuq iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
ujeedka madaxweynaha ee tagista Luuq sadaalinayaa inay tahay ka shaqaynta dib uheshiisiinta Bulshada reer Jubbaland iyo isku soo dhawantooda si horey loogu wado howlihii adeega bulshada ee istaagay .