
Agaasimaha Guud Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Dowladda Jubbaland Ayaa Xarunta Wasaaradda Kulan Kula Qaatay Wafdii Ballaran Oo Ka Socday Hay,adaha Giz, oo ay kala hogaaminayeen Madaxa Mashruuca SEPOW iyo madaxa Mashruuca farsamada gacanta (TVet).
Kulankaan oo ay goob joog ka ahaayeen hawl-wadeenada wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa waxaa looga hadlay horumarinta mashaariicda arrimaha bulshada gaar ahaan farmashada gacanta.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







