Deg deg:Ciidamadda Jubbaland iyo kuwa xooga dalka ee Danab oo deegaan kala wareegay Khawaarijta

41

Ciidamadda Jubbaland iyo kuwa xooga dalka  ee Kumaandooska  Danab  ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Buulo-Xaaji oo 80 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo.

Howlgalka oo ah mid lasii  qorsheeyeeyay ayay Ciidanku kawadaan degaanada gobolka Jubbada hoose kaga dhuumaaleeysanayaan Khawaarijta.

Wixii Faah faahin dheeraad kala soco kala halkaan.