Dhageeyso: Dhibaatooyinka ka dhasha guurka dumarka aan qaan-gaarin iyo guurka Qasabka ah (FGM and forced Marriage)

1433

Barnaamijkan gaarka ah oo looga hadlayay dhibaatooyinka ka dhasha guurka qasabka ah ee ay waalidiintu gabdhahooda ugu guuriyaan iyo weliba hablaha nimanka lagu daro ayaga oo aan qaan-gaarin islamarkaana qaadi karin masuuliyadda reerka.

Barnaamijka waxaa ku marti ah Dr. Maxamed Cali Xasan (Kaastaro) oo bartay cilmiga siyaasadda bulshada islamarkaana lasoo shaqeeyay hay’ado caalami ah.

Halkan hoose ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.

The program is hosted by Dr. Mohamed Ali Hassan (Kastaro) studied social politics and worked in international organizations.

Listen to the full program below.