Dhageeyso Barnaamij ku saabsan sida la isaga kaashan karo nadaafadda deegaanka

1040

Barnaamijka ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray sida ururrada bulshada rayidka ah, maamulka iyo ganacsatada isaga kaashan karaan nadaafadda deegaanka.

Halkan hoose ka dhageeyso Barnaamijka