DHAGEYSO: Barnaamijka Nabadda Iyo Dhalinyarada ee Radio Kismaayo

Dhageesteyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Nabadda Iyo Dhalinyarada oo todobaadkii diiradda ku saari doonno dhibaatooyinka uu leeyahay Tahriibka. Barnaamijka todobaadkan waxaa marti ku ah C/qani Max'ed Cabdi oo isagu ah wiil dhalinyaro ah oo soo...

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo xariga ka jaray dhismaha dhismah xarunta dhexe ee Radio Kismaayo

Munaasabaddan oo ka dhacday hoolka Baarlamanka ay ku leeyihiin Ceeymiska ayaa waxaa kasoo qeybgalay, Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Max’uud Sayid Aadan, Wasiirka wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyadda Jubbaland Eng....

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan astaamo xooggan oo muujinaya in dilka suxufigii Sacuudiga ee Jamal Khashoggi uu ahaa mid qorsheysan, islamarkaana loo fuliyey ‘si aad u fool...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Guddi u Magacaabay Cabashooyinka Dowlad Goboleedyada.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Wasiir ah oo ka kooban afar xubnood kuwaasoo Aqalka sare kala shaqeeya xalinta cabashooyinka Dowlad Goboleedyada. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo jawaab u...

Hoggaamiye Ku xigeenkii Kooxda Daacishta Soomaaliya oo la dilay

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyey in ku xigeenkii kooxda dawladda islaamiga (Daacish) ee Soomaaliya, Mahad Macallin, lagu khaarajiyey magaalada Muqdisho. Xogta ugu weyn ee warkaan ayaa laga helay dad ehel la ah Mahad oo...

Gudiga Dhulalka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shaqadoodi ugu horey bilaabay maanta+Sawiro

Kadib markii ay Dowlad Goboleedka Jubbaland ay shaacisay in ay Bilaabayso Sharaciyaynta dhulka iyo in loo samaynayo Qorshaha Magaleynta ayaa Guddiga Maaraynta dhulka Dowlad Goboleedka jubbaland Bilaabeen Maanta shaqadoodii ugu Horaysay ee Sharciyaynta iyo...

Dhageyso:-Dowlad Goboleedyada Oo Ka Jawaabay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha X.F.S

Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa jawaab ka bixiyay qoraalkii ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed ahna...

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo cashar ka bixiyay Jaamacadda Ummadda

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacbaka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa cashar ku saabsan Arrimaha Dastuurka waxa uu ka bixiyay Jaamacadda Ummadda ee Magalada Muqdisho. Jaamacadaas ayaa waxaa dhigta arday farabadan,iyad aoo Maxamed Sheekh Cusmaan...

Shirka Gollaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Dalka oo maalintii labaad Ka Socda Garowe

Magaalada Garawe ee Caasimada Puntland waxaa maalintii Labaad ka socdo Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Dalka oo shalay ka Furmay Halaasi. Waxaana ka qeyb galaya shirkan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Dalka ee kala ah, Gudoomiyaha Gollaha...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Somalia oo Go’aan ka gaartay eedeysanayaal.

Saldhiga degmada Dharkenley  ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka  Sida eedeyn ka dhan ah dable Cali Maxamuud Axmed, Cabdi xaaji  Bashiir, Axmed Cabdirisaaq Axmed iyo Cabdifataax...