DHAGEYSO: Barnaamijka Nabadda Iyo Dhalinyarada ee Radio Kismaayo

1122

Dhageesteyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Nabadda Iyo Dhalinyarada oo todobaadkii diiradda ku saari doonno dhibaatooyinka uu leeyahay Tahriibka.

Barnaamijka todobaadkan waxaa marti ku ah C/qani Max’ed Cabdi oo isagu ah wiil dhalinyaro ah oo soo arkay dhibaatada tahriibka, hadana ka shaqeysta magaalada Kismaayo iyo C/jabaar Max’ed Jaamac oo ah aqoonyahan ku eel dheer wacygelinta dhalinyarada.

Barnaamijka waxaa tabinaya Wariye: C/risaaq Afrika