Jubaland Officials Assess Progress of Kismayo–Afmadow Road Project
The Speaker of the Jubaland Parliament, Abdi Mohamed Abdirahman, accompanied by members of both houses of government and senior military officials, visited the area between Sooya and Biibi to inspect the ongoing construction of...
Xeer-ilaalinta Jubbaland iyo booliiska oo baaritaanno ku sameeyay laba kiis oo dil ah oo...
Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee dowladda Jubbaland iyo taliska qaybta guud ee booliiska gobolka Jubbada Hoose ayaa booqasho shaqo ku tagay deegaannada Cabdalle Biroole iyo Buula-xaaji, halkaas oo ay ka sameeyeen baaritaanno la xiriira laba...
Wasiirka tamarta iyo kheyraadka biyaha Jubbaland oo xarigga ka jaray war-biyood cusub oo laga...
Wasiirka wasaaradda tamarta iyo Kheyraadka biyaha dowladda Jubbaland, oo ay wehliyaan qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirrada, duqa magaalada Kismaayo, agaasimayaal, odayaasha dhaqanka iyo mas’uuliyiin kale, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray...
Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Caddaaladda ee heer Federaal iyo dowlad-goboleedyada oo Kismaayo lagu soo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland oo Kismaayo ku soo dhaweeyey wafdi ka socda Wasaaradaha Caddaaladda ee Heer Dowladda Federaalka iyo Heer Dowladaha Xubinta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliyeed.
Wafdigan, oo uu...
Wasiirka Caafimaadka Jubbaland oo qaabilay wafdi ka socday hay’adda Save the Children.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubaland Mudane Ismaaciil Axmed garas ayaa hoolka Wasaaradda ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hay’adda Save the Children.
Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Agaasimaha guud ee wasaaarada...
Jubaland Ministry of Justice Holds Collaborative Conflict Resolution Training in Kismayo
The Ministry of Justice and Constitutional Affairs of Jubaland has conducted a training workshop in Kismayo focused on collaborative conflict resolution, bringing together traditional elders, internally displaced persons (IDPs), and government representatives to strengthen...
Communiqué Issued Following the Clan Reconciliation efforts in Luuq District
Read the official communiqué issued following the successful clan reconciliation efforts held in Luuq District, Gedo Region, under the facilitation of the Office of the Vice President of the Jubaland State Government.
...
Good Governance Project Launched in Kismayo to Strengthen Social Accountability and Citizen Participation
The Governor of Kismayo District and Mayor of Kismayo, Omar Abdullahi Mohamed, today officially launched the Good Governance Project, with a particular focus on the Inclusive Social Accountability (ISA) initiative, during a ceremony held...
Wasaaradda Caafimaadka Jubaland iyo UNICEF oo Kismaayo ka Furay Shir lagu Xoojinayo Adeegyada Tallaalka.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubaland, oo kaashanaysa UNICEF, ayaa magaalada Kismaayo ka furtay shir wadatashi oo diiradda lagu saarayo kordhinta gaarsiinta adeegyada tallaalka iyo xoojinta ka-qaybgalka bulshada.
Shirka waxaa ka soo qaybgalay...
Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Jubaland oo WASH Cluster-ka kala hadashay xoojinta wada-shaqeynta iyo...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda Jubaland ayaa xarunteeda magaalada Kismaayo ku qaabishay Mr. Joseph, Hoggaamiyaha WASH Cluster-ka Qaranka (National WASH Cluster Lead), iyo Mr. Ahmed, Isuduwaha WASH Cluster-ka Gobolka.
Masuuliyiinta ayaa kulan la yeeshay...







































