Wasaaradda cadaaladda Jubbaland oo soo xirtay kulan lagu xoojinayey awoodda hayâadaha maamulka, garsoorka iyo...
Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha dastuurka dowladda Jubbaland, ayaa soo xirtay kulan diiradda lagu saaray xoojinta awoodda hayâadaha maamulka, garsoorka iyo saraakiisha booliska, si loo horumariyo adeegyada dowladeed, amniga iyo dowlad-wanaagga.
Kulankan ayaa waxaa ka qaybgalay...
Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Jubbaland oo xilka ukala wareejiyay isku-duwihii hore ee caafimaadka gobolka Jubbada...
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda Jubaland, Mudane Abshir Maxamed Cabdi, oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, ayaa ka qeyb galay munaasabad xil-wareejin ah oo uu xilka...
Wasiirka tamarta iyo kheyraadka biyaha Jubbaland oo xarunta wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socday...
Wasiirka wasaaradda tamarta iyo Kheyraadka biyaha dowladda Jubaland, H.E Ahmed H. Baraki ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday deeq-bixiyaha đđđđ˘ iyo Hayâadda UNICEF Somalia.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...
Wasaaradda deegaanka Jubbaland oo abaalmarinno iyo shahaadooyin mahadcelin ah guddoonsiisay masuuliyiintii ka qayb qaatay...
Munaasabadda shirweynaha ansixinta iyo meelmarinta Qorshayaasha Maareynta Dhulka (Landscape Management Plans â LMPs), ayaa abaalmarinno iyo shahaadooyin mahadcelin ah la guddoonsiiyey masuuliyiinta iyo hawlwadeennada Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Jubaland, kuwaas oo door...
Jubaland Water Ministry Hosts ECHO and UNICEF Delegation to Advance Sustainable Water Services
The Minister of Energy and Water Resources of the Jubaland State Government, Ahmed H. Baraki, welcomed a high-level delegation from ECHO and UNICEF Somalia at the Ministryâs headquarters in Kismayo.
The meeting focused on strengthening...
Jubaland Launches PoliceâCommunity Dialogue Forum to Strengthen Women’s Participation in the Somali Police Force
The Director General of the Ministry of Interior Security of the Jubaland State Government, Hared Kilaas Abdi, officially opened a PoliceâCommunity Consultation Forum in Kismayo aimed at strengthening women's participation, leadership, and sustained engagement...
Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo xilalka u kala wareejisay Isku-duwaha cusub ee Caafimaadka Degmada Dhobley...
Waxaa Degmada Dhobley ka dhacay kulan xil-wareejin ah oo dhexmartay masuuliyiinta caafimaadka degmada, kaddib isku-beddelka xilalka ee ay dhawaan shaacisay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlad Jubbaland.
Dr. Cabdifitaax Axmed Maxamed oo hore u...
Wasaaradda deegaanka Jubbaland oo Jirole ku qabatay tababar ku saabsan maareynta waarta ee dhulka...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Jubbaland ayaa bulshada deegaanka Jirole ku qabatay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan maareynta waarta ee dhulka (Sustainable Land Management â SLM), iyadoo diiradda la saaray ilaalinta ciida, maaraynta biyaha iyo...
Wasaaradda Caddaaladda Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayo qiimeynta adeegyada kaalmo sharciyeedka...
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku martigelisay kulan looga hadlayay ansixinta qiimeynta adeegyada kaalmo sharciyeedka Soomaaliya, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda adeegyada kaalmo sharciyeedka, caqabadaha jira iyo sidii...
Jubaland Launches New Water Reservoir in Jiroole to Improve Access to Clean Water
The Minister of Energy and Water Resources of the Jubaland State Government, accompanied by members of the Council of Ministers, the Mayor of Kismayo, minstry directors, traditional elders, and other officials, jointly inaugurated a...







































