Wasaarada arimaha Dibadda soomaaliya oo si deg deg ah ugu...

Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud...

Maamulka Degaanka Baar-sanguuni ee gobolka jubada hoose oo ka warbixiyay...

Gudoomiyaha degaanka baar-asanguuni  xuseen axmed jinni  ayaa waxa uu ka hadlay xalada degaanka  gudoomiyahaayaa sheegay in Degaanku uu u baahan yahay Adeegyada Arimaha bulshada...

Maxa ka jira in Ciidamada Tukiga ee ku sugan soomaaliya loo...

Mudanayaasha Barlamaanka dalkaasi waxay shalay ansixiyeen xilli-kordhinta Ciiddanka Turkishka ee ka hawl-gala Deegaanadda Istaraatijiyadda ee ku yaalla Somalia, Gacanka Cadmeed iyo Badda Carbeed

Gudiga kheyraadka aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya oo ka Horyimid Shirka...

Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay Shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu...

NISA oo Hub Alshaab kaga Soo furatay Gobolka Shabeelaha hoose ka...

Taliska ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa wuxuu sheegay inuu gacanta ku dhigay Hub ay leeyihiin Al-Shabaab ka dib markii ay...

Dowlada Kenya oo Markale ku celisay in ay xirayso Xeryaha Dhadhaab

Dowladda Kenya ayaa waxa ay markale ku dhawaaqay in ay xirayso Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ka dib markii ay kordheen falal Amnidaradda...

Tababar Socday 20 Cisho oo Lagu soo gaba Gabeyay Magalada kismaayo

Waxaa Magaalada ee xarunta Gobolka jubada lagu soo gaba gabeyay Tababar lagu baranaayey luuqadda lagula hadlo dadka maqalku ka maqan yahay

Wariye ka tirsan warbaahinta Qaran oo ku dhaawacmay qaraxii maanta ka...

Maxamed ibraahim biibaaye oo ka mid ah wariyaasha warbaahinta qaran ayaa dhaawac fudud ka soo  gaaray Qaraxa ka dhacay Maqaayad ku dhagan suuqa Muqdisho Mall...

Maamulka gobolka banaadir oo faafaahin ka bixiyay amarka ay ku soo...

Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay bilaabay howlgal Ballaaran oo Magaalada Muqdisho looga aruurinaayay Mootooyinka ay waddaan dhalinyaradda ee lagu Magacaabo Fekon.

Taliska CXDS oo Markale ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Maleeshiyaadka...

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe ayaa ku dhawaaqay howlgal Ballaaran oo dhawaan ka bilaaban doona guud ahaan Soomaaliya.