Ciidamada Amaanka Maamulka puntland oo Toogaty ruxii ka dambeyay dilka...

Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntland waxaa lagu dilay Agaasimihii Shirkadda lagu magacaabo P&O oo hoostagta Shirkadda lagu magacaabo  PD World oo gacanta ku...

Ra’iisul Wasaaraha XFS: Masuuliyad ayaa naga saran ilaalinta Ganacsatada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kulan xog-waraysi ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka Ra’iisul...

Xeer Ilaalinta Ciidanka Qalabka Sida oo Amaro Kasoo Saartay Hubka Waaweyn...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa digniin culus kasoo saartay Saraakiisha Ciidanka dowladda ee hubka sharcidaradda  ku heysta Guryahooda, Sidda uu warbaahinta u sheegay xeerilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada...

Agaasimaha waaxda Qorsheynta madaxtooyada jubbaland oo ka hadlay Qorshaha lagu xalinayo...

Madaxwene ku xigeenka koobaad ee dowlad goboleedka jubbaland mudane maxamuud sayid aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa wali ku sugan degmada Baardheere iyagoo degmadaa...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kormeray Xarun lagu Sharciyeeyo dhulka jubbaland

 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Xarunta Hay’ada dhulka Jubbaland isagoo halkaas u tagay si uu u sharciyaysto guri...

Xuutiyiinta Yemen oo sii Daayay Askari ka tirsan sucuudi Arabia

Askarigaasi oo lagu magacaabo Muuse Bin Showi Cawaji ayaa la sheegay in la sii daayey, wuxuuna xalay ka degay Saldhigga Diyaaradaha Milliteriga ee lagu...

Soomaaliya iyo Kenya oo Hishiis dhaxalgal ah wada saxiixday

Madaxweynaha dalka Kenya iyo Ra’isul-wasaaraha Somalia waxay shalay kulan khaas ah ku yeesheen Aqalka dowladda ee magaalladda Nairobi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada...

Tahriibayaal Caan ah oo Lagu La’yahay Xeebaha Dalka jabuuti

Hay’adda Muhaajiriinta Caalamiga ee IOM ayaa sheegay in ka badan 130 Tahriibayaal Afrikaan ah  lagu la’ yahay meel ka baxsan Xeebaha dalka Jabuuti, kadib, markii...

Cabdulahi sheekh maxamed oo ku guuleysaty Gursi ka mid...

Magalada Baydhabo ee Gobolka Baay waxaa Goordhow lagu soo geba gabeeyay doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacbaka Soomaaliya ee uu ka geeriyooday Alle ha...

Shir udhaxeeya madaxa Dowlada iyo dowlad goboleedyada oo ka socda...

Magaalada Garoowe ee caasimada puntland waxaa ka furamay kulan Gaar ah oo u dhaxeeya Dowlada federaalka iyo madaxda Dowlad...