Madaxweynaha Jubbaland oo kormeer xarumaha dowladda ee Kismaayo (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta kormeer ku...
Madaxwenaha Dowlad Goboleedka jubbaland oo Kormeero Shaqo ku tagay xarumaha wasaradaha...
Madaxweynaha dowlad goboleedka jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah xarumaha dowladda ee kuyaalla magaalad kismaayo si loo hubiyo...
Wasiirrada arimaha dibadda Itoobiya iyo Ereteria oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada, xildhibaanno iyo masuuliyiin kale ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo...
Trump oo Difaacay Eedeeymaha loo jeedinayo Sucuudiga
Donald J Trump, Madaxweynaha Mareeykanka ayaa dhaliilay eedeeymaha sii badanaya ee loo jeedinayo dowladda Sucuudiga ee ku aadan arrinta wariyaha la layahay ee amaal...
Maamulka puntland oo sheegay in ay korartay Dadka Ajaaniibta ee...
Madaxweyne kuxigeenka maamul gobaleedka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Camey oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ay korortay tirada ajaaniibta ee...
Qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho oo saaka xeran
Wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin isgoysyada magaalada gudaheeda...
Galmudug oo shaacisay madax ka tirsan dowladda oo faragelin ku heeysa...
Warqad kasoo baxday madaxtooyada Galmudug ayaa lagu shaaciyay madax ka tirsan dowladda oo ay ku eedeeyeen in ay faragelin ku hayaan maamulkaasi, islamarkaana abaabulayaan...
Jen. Yuusuf Dhuumaal oo sharaxaad ka bixiyay sida Shabaab looga xoreyn...
Jen. Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) oo ah sarkaal mudo dheer kusoo dhex jiray howlaha ciidanka islamarkaana soo qabtay xila taliyaha ciidamada xoogga dalka, haataanna...
Aqriso: Xaaf oo ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada
Madaxweynaha dowlad goboleedka Gal-mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada.
Madaxweynuhu ma uusan magacaabin Wasiir ku xigeenno.
Halkan hoose ka aqriso liiska golaha wasiirada...
Gudoomiyaha Baarlamanka: Diyaarad soo qaada Dhaawacyada ayaan u direeynaa Baydhabo
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Goob ay isugu...
































