Dhageesteyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Nabadda Iyo Dhalinyarada oo todobaadkii diiradda ku saari doonno dhibaatooyinka uu leeyahay Tahriibka.
Barnaamijka todobaadkan waxaa marti ku ah C/qani Max’ed Cabdi oo isagu ah wiil dhalinyaro ah oo soo arkay dhibaatada tahriibka, hadana ka shaqeysta magaalada Kismaayo iyo C/jabaar Max’ed Jaamac oo ah aqoonyahan ku eel dheer wacygelinta dhalinyarada.
Barnaamijka waxaa tabinaya Wariye: C/risaaq Afrika

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







