DEG DEG: Shirka Gollaha Iskaashiga Dowlad Goboledyada dalka Oo Warmurtiyeed Laga Soo Saaray

0
1683

Shirka Madaxda Dowlad goboleedyadda Dalka ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, waxaana dowladda dhexe ay ku eedeeyeen in ay ku fashilantay la shaqeynta Madaxda Dowlad goboleedyadda.