Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Dhagax-dhigtay Dhismaha Cusub ee Xafiisyada Dakhli-Ururinta

0
12
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jubaland, Mudane Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, oo ay weheliyaan Wasiirada Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyaynta Jubaland,ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha cusub ee xafiisyada dakhli ururinta Jubaland.
Dhismahan cusub oo loogu talagalay maareynta iyo ururinta dakhliga (sida canshuuraha berriga iyo kastamka waxaa maaligalinaya Bangiga Horumarinta Afrika